Somali News Politics Documentaries Music Videos Intertainment
Machadka doorashooyinka iyo Hanaqaadka dimoqraadiyadda Afrika ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan EISA, ayaa wuxuu soo qaban qaabiyay kulan looga hadlayay qaabka doorashooyinka Xorta ah, kaas oo ay ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ururrada bulshada rayidka, haween iyo dhalinyaro.
View original post 182 more words